Home Afsomali Full VIDEO Administrator I will also examine the girls’ chores Maareeye ...

Full VIDEO Administrator I will also examine the girls’ chores Maareeye Xitaa waxaan baari doonaa doowooyinka gabdhuhu ismariyaa

https://youtu.be/-Ft1iBOtmdE

Maareeye  Xitaa waxaan baari doonaa doowooyinka gabdhuhu ismariyaa

wasiiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha dowlada somaliyaa Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa daahfurtay dib u howlgalinta dhismaha hay.ada tayo dhowrka dalka

hay.addaan ayaa loo aasaasay in ay ka hortagto badeecadaha waqtigoodu dhacay ee somaliya loo iibgeeyo ee qatar waxyeelo galin kara caafimaadka guud ee dadka xoolaha iyo  kaluunka isla markaana wasaqeyn karta deegaanka

waxayna yareyneysaa keenista iyo waxyeelada raashinka iyo daawada waqtigoodi  dhacay iyada oo  meesha ka saareysaa in aan ka keeni badeecado tayodoodu liidato si wasaaradu ula socoto badqabka caafimaad ee muwadinka somaliyeed

wariir Xayir Maareeye oo shirka Qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey ayaa diirada saara muhiimada ay u leedahay hay,adaani guud ahaanba gacansiga iyo bulshada somaliyeed

wasirka ayaa faahfaahiyey  danta iyo ujeedka ay wasaaradu dib ugu howlgalisay hey,ada fayo dhowrka iyo gudiga loo xilsaaray wuxuuna Aqriyey qodobada iyo nambarada xeerka lagu soo saaray

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa  uu magacaabay  5 xubnood hey’adda Tayo-dhowrka iyo badqabka Badeedaha Dalka soo gala.

Xubnaha Guddiga  Tayo dhowrka Soomaaliyeed waxay kala yihiin

 

1:  Guddoomiye  Aadan Xasan Barre

 

2:  Cabdillaahi  Salad Xasan    Xubin

 

3: Ibraahim Naxamed Xasan   Xubin

 

4: Fartuun Siidow  Macalin Cabdi   Xubin

 

5: Cabdi Saqaawe Cismaan  Xubin

Hey’addaan ayaa hoostageysa wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, waxa ay xarumo kala duwan ku yeelan doontaa dhammaan gobollada Dalka, si sare loogu qaado Tayada waxyaabaha Dalka ka soo gala Dekedaha, Garommada iyo Xuduudaha Dalka.

howlaha ay qabato hay.ada tayo   waxaa laga arki doonaa sida ay ka yeesho badeecadaha dhacay ama aaan tayo laheyn ee dalka la soo galiyo

 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.