Home Afsomali VIDEO Raali galinta farmaajo ee Arinta Qalbi dhagax Maxay ka dhigan tahay

VIDEO Raali galinta farmaajo ee Arinta Qalbi dhagax Maxay ka dhigan tahay

Kulan ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Ururka ONLF, Admiral Maxamed Cumar Cusmaan uu sheegay in dawladda Somalia ay raali-galin ka bixisay dhiibistii Qalb-dhagax.

Admiral Maxamed Cumar ayaa dhinaca kale sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu u aqoonsan yahay go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in Ururka ONLF yahay urur xaq u dirir ah.

Cabdikariim Muuse Qalbi-Dhagax ayaa sannadii hore dowladda Somalia u gacan gelisay Ethiopia, balse dhammaadkii bishii hore ayaa xabsiga Ethiopia laga sii daayay.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa wareystay Admiral Maxamed Cismaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.