Home Afsomali VIDEO Xasan Cali Kheyre oo magacaabay wasiiro buuxiya wasiiradii ka dhimanaa golaha...

VIDEO Xasan Cali Kheyre oo magacaabay wasiiro buuxiya wasiiradii ka dhimanaa golaha wasiirada xukuumada

https://youtu.be/gcYN1I82sw0

 

 

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magacaabay xubno wasiirro ah oo ka mid noqon doona Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya mudane; Daahir Maxamuud Geelle oo warbaahinta u akhriyay wasiirrada cusub ee uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Magacaabay ayaa kala ah sidan:-

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre, ayaa Magacaabay xubno wasiirro ah oo ka mid noqon doona Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya.

 

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya; Daahir Maxamuud Geelle oo warbaahinta u akhriyay Magacyada wasiirrada cusub iyo Xilalka ay qabanayaan  ee uu Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Magacaabay ayaa kala ah sidan:-

 

1 C/llaahi Goodax Barre, Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare.

 

2 Sheekh Nuur Maxamed Xasan , Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta.

 

3 Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen, Wasiirka xannaanada Xoolaha.

 

4 C/llaahi Bidhaan Warsame, wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.

 

5 C/qaadir Sheekh Cali Baqdaaddi, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.

 

6 Shawaqar Ibraahim Cabdalla; wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha.

 

Wasiirrada cusub ee la Magacaabay ayaa la faray in ay si deg-deg ah ula wareegaan xilkooda, waxana wareegtadani lagu Magacaabay wasiirrada ay kusoo bixi doontaa faafinta rasmiga ah ee Dowladda federaalka Soomaaliya.

Wasiirrada cusub ee la Magacaabay ayaa la faray in ay si deg-deg ah ula wareegaan xilkooda, waxana wareegtadani lagu Magacaabay wasiirrada ay kusoo bixi doontaa faafinta rasmiga ah ee Dowladda federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.