Madaxwaynaha Jamhuuriyda ayaa soo gaaray Istanbul waxa uuna usii gudbayaa Ankara halkaasi oo kaga qeeb galayo Shirka Xisbiga Ak Party Ee Dalkan Turkiga oo lagu martiqaaday Madaxwayne Farmaajo.
Sidoo kale Madaxwayne Farmaajo waxa uu kulama la yeelan donaa Madaxwayne Erdugan iyagoona kawada hadli doona xiriirka labada Dal.
Wafdiga madaxwaynaha ayaa saakay kasoo kicitimay Dalka Jabuuti oo booqasho Hal cisho ah ku joogay.