Home Afsomali Full VIDEO Muqdisho oo Shacab Ajaaniib Ciidan iyo Saraakiil ay isku...

Full VIDEO Muqdisho oo Shacab Ajaaniib Ciidan iyo Saraakiil ay isku milmay wadooyinkana socod dheer ku maray

Ajaaniib Muqdisho ku cayaareysa kuwa Hidaha iyo Dhaqanka

 

 

barnaamijkaan oo ay iska kashanayeen talisyada ciidamada Boliska iyo Asluubta ayaa waxaa uu qeyb ka ahaa munaasibadaha loogu dabaal dagayo maalinta 2aad ee ciida iyo sidoo kale isdhaxgalka Bulshada iyo ciidamada .

waxaana ka soo qeybgalay taliyaasha Ciidamada  biliska iyo Asluubta  shacab ka kala yimid dagmooyinka Gobolka banaadir .kooxda bambayda Asluubta ee onkod iyo Kooxda fanaaninta  heegan ee Ciidanka Boliska kuwaas oo fagaarahayaasha daljirka dahsoon iyo xeebta liido ku soo bandhigay heeso iyo ciyaaro kala duwan .

intii uu socday damaashaadka ciida ayaa waxaa la arkayey sarakiisha ciidamada oo la cayaarayo dad shacab ah iyo ciidamada nabadilaalinta ee Midowga Afrca ee ASMISOM

Barnaamijka oo ahaa wacyi galin iyo baraarujin ayaa taliyaasha waqtigooda halkaa kula qaatay dadweyne aad u fara badan oo ay qaarkood gacan qaadayeen waxaana ay soco dheer ku soo mareen qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdiosho

Qaar Ka Mid Ah Shacabkii Iyo Saraakiisha Munaasibada Ka Qeybgalay Ayaa Dareenkooda  Ku Muujiyey kkalsoonida ay isku nqabaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.