Home Afsomali WAX KA OGOW Wixii kaa danbeeyey Ee Ku SOO KORDHAY. GOBOLKA. BANADIR

WAX KA OGOW Wixii kaa danbeeyey Ee Ku SOO KORDHAY. GOBOLKA. BANADIR

WAX KA OGOW. WAXII. KAA DAMBEY. EE. KU SOO. KORDHAY. GOBOLKA. BANADIR. Waxaa ayaanta. Si hoose u socday. Shirar goos goos ah. Oo ay yelanayeen siyasin iskugu jira kuwa hore&kuwa hada hasanad leh. Oday dhaqameedyo. & dad badan oo aad ugu dhuun daloola gobolka Banadir kana koban Somali weyn. Waloow aay u badnayeen Dad magac ku leh. Belaha daga Gobolka Banadir

shirkana waxuu ku saabsanaa isbadalka laga shegay Gobalka Banadir &shaqsiyaadka la hadal haayo dooda Oo mudo dheer socotay &waqtiyo kala duwan &mela kaladuna ka dhaceysay&goobo kala duwan iskuna u jeedo ahed Oo fadhiguna ahaa gudaha Xamar ayaa xalay la isugu keenay hal guri ay yimadeena dad badan oo garaya (37) qof Oo ay qaar kalane qafka ku jireen waxaayna ayaan daro ku tilmameen. in muda dheer dowladahii is xigxigay. Oo Ay mida hada jirta ugu danbeyso.

Waxay magacaabayen qof Madiidin u ah oo sida sac irmaan ah ugu soo maala caanaha Oo aan dan ugalin. Arimaha Gobolka sida Abniga, Nadaafada, Arimaha Bulshada, Arimaha siyasada ugaarka ah Gobolka, isu keenida dhaman bulshada dagto Gobalka isku xerida dowlada &bulashada Gobalka Banadir degta &waxii lamid ah si loo helo dawlad &dad is ku xeran iskuna dan ah Hadaba hadii intaas la waayey Taas maxay dhashay ??

waxay dhashay in dowlad kasta Oo ay ugu danbeyso mida hada talada hayso &shacabka Gobolka wax wada shaqeyn ah eeysan dhaxmarin Oo la dhibsada waqtigeeda ladoortay ayna shacabka la dheerata mudada dowlada . in lala shaqeeyana aysan suura galin Maxaa yelay dadka qaar waxayba u qaaten in laba shacabka Oo kala ah shacab qurba joog ah oo u soo shaqo tagay xamar. &shacab laga shaqeyso Oo xoolahooda lagu dhiso wadama kale sida Canshuur ta laga qaado Gobolka Oo aan wax Mashruuc ah aan lagu qaban xataa wadooyinka yar yar Ee la dhisay laga qaado guriga kudhaw wadada & qaraan laga aruuriyo ganac sato &gaadiidley Oo dakada wax ka soo qaada weliba aan sifican loo mamulin Markasta waxaa loo dhiibaa mamulka gobolka wilal yar yar Oo ku Mashquula soo dhaweyn saxiibadooda qurba joogta. Ah Casho siin &tikit u dirid ugu faanid istaaf &Babur buruf ah &wax badan oon la soo koobi Karin aad ayey dooda u dheered. Waxay talo ku dhiibeen soona dhaweyeen hadal haynta biryahaan socota. Ee Ganacsade Ali sheikh Mahamuud in loo dhiibayo Gobolka.

Waxay ku bogadiyen dowlada xataa hadan loo dhiibin Hadal haynta Waxey ka dhigantay in dowlada hada jirta aaytahay qaan gaar garatay ama heshay Boogta Gobalka Banadir in aay daweyneysa aay lamidtahay. Maxaa yelay ali sheikh waa shaqsiyaadka aay Reer Banadir ku taamayaan in ow yahay samata bixiye isu keeni kara shacabka &dawlada hada jirta &xataa waxa kawada dhibka Gobalka Banadir.

Maxaa yeelay dadka qaar ayaa aaminsan in aan Weli lahelin qof fahan san waxa saxda ah ama layiraa loma marin amaba in eysanba jirin dowlada Xil is saartay dhibtuna ay tahay heshiis la,aanta ka tagan gobolka &fikradaha kaladun waana Ninka xalinkara waxaas oo dhan maxaa yelay waxuu leeyahay karti &taagero bulsho laxjecla leh Oo aay u dheertahay. Siyaasiyiin badan oo saaxiibo dhaw la ah. Owna ku soo daray in tooda badan siyaasada. Ama qaar kood ow ka dhigay xildhibaano una hayaan abaal badan.

Dadbadana ku abuuray dowlad nimada Oo manta masuulin Qaran ah Waxaan caawa ku soo gunadeyna dowlada ha Raacdo timamaha&talada hana donato shacabkeeda oo hanoqota dowadii ugu horeysay Ee Xamar daaweyso kuna hesha tagero shacab &siyasin hada madluunka ah Gobalka Banadir sida lola dhaqmay muda dheer isla markaasna waxey laxariireen dhinaca qad asoo ka maqan dalka mudane Ali sheikh waxeyna ka codsadeen in hadii ay dhacdo guuxa jira in ow sax noqdo in aqbalo si loo badbadiyo culeyska xaladaha cakiran looga dul qaado dowladana loo taageero leyskuna duubo ayada &shacabkeeda asigana waa ka balan qaday shirkane saas ayuu caawa nogu xeranyahay balantuna waa markale.

Waxii ku soo kordha warar keena danba ayaan idinkula wadaageynaa inshallah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.