Home Afsomali aqriso khudbooyinkii madaxda maamulada ay kula baratamayeen dowlada iyo boorka sawirka oo...

aqriso khudbooyinkii madaxda maamulada ay kula baratamayeen dowlada iyo boorka sawirka oo shirka gaf ku ah maadaama ay diideen sawirkii farmaajo

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]

M/weynaha Puntland ” DF iyo D.G xidid, Xigaalo midna maahan, waa shaqaale Ummadda Soomaaliyeed loo wada shaqeeyo, ayna tahay in laysku ixtiraamo, waana masuuliyad wadareed naga wada dhaxaysa, haddii aan la wada shaqeyna, Shabaab uun ayaa guusha qaadanaysa”

#- Madaxweynaha HIRSHABEELLE ”In koox yar is moodo in ay dadka ka caqli badan tahay, ka wadaniyeysan tahay, kana talo wanaagsan tahay, waxaana ku waayaynaa dawladnimada, Qowmiyada Soomaali-nimada lawaayo, Khatarta na dul-taagan waa halis weyn, Waa in badbaado deg deg ah la helaa, ”HALIS WEYN AYAAN DHEXDA U TAAGANAHAY’

#- Madaxweynaha Koonfur Galbeed ” Hay`adaha DF Soomaaliya waa in qolo kasta shaqadeeda loo daayo oo aysan isku xadgudbin, Dareenka ay qabaan qolooyinka qaarkood shirkan kama soo baxayaan, rajo wanaagsan oo Soomaaliyeed ayaan ka shaqeynayaan”

#- Madaxweynaha Koonfur Galbeed ”Ciyaarta haddii laysla heli waayo wey halowdaa, Shabaab looma adkaan karro Jidadka oo la xirto,laguna sugo caasumada.Dagaalka Shabaab wuxuu u baahan yahay dagaal waraha biyaha gaara, waa lays-ku hagranayaa dagaalka Al- Shabaab”

#- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa cadeeyey in aan Soomaaliya riyo iyo been lagu maamuli karin, Sannadkii 2016-ka meeshii uu joogayna hoos uga sii dhacay, loona baahan yahay BADBAADO deg deg ah.

#- Madaxweynaha Koonfur Galbeed ”Hadii laysku dooranayo hal qof iyo hal cod, waan rabnaa, waa in aan cidna lagu dulmin, qolada joogtana in ay dantooda marsadaan maya, waa in aan laga shaqeyn Doorasho ummaddu ku kala tagto, Beesha Caalamka iyo DF waa in ay arrimahaas aad u eegaan”

#- Madaxweynayaalka dowlad gobaleedyada xalay ayaan la hadlay ayagoo wada jooga meel xun ayey runtii ka mareysey”

#- Abdiwali ayaa yiri marna isma laheyn Abdikarim iyo Hassan Sheik ayaad deg deg ugu xiisaysaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.