Home Afsomali Xildhibaanada aqalka sare oo qaadacay ka qeybgalka kalfadhiga baarlamaanka

Xildhibaanada aqalka sare oo qaadacay ka qeybgalka kalfadhiga baarlamaanka

Aqalka sare ayaa shaaciyey in aysan ka qeyb galeynin Furitaanka Kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka,

sababta inkastoo aysan cadeyn hadana waxaa lagu wadaa in hogaanka aqalku warbaahinta uu kala hadlo waxa sababay baaqashadooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.