Home Afsomali Full VIDEO Xilwareejinta dagmada Dayniile Amiga ka jira Dagmada dayniile oo tusaale...

Full VIDEO Xilwareejinta dagmada Dayniile Amiga ka jira Dagmada dayniile oo tusaale looggu soo qaatay in kalfadhiga oo baarlamaaku ku qabsoomi karo

Jacfar” in uu wax ka qabto Amiga Caafimaadka iyo Waxbarashada waxaana kula shaqeyn doono 360 ka mid ah ciidamada qarsoon

Amiga ka jira Dagmada dayniile oo tusaale looggu soo qaatay in kalfadhiga oo baarlamaaku ku qabsoomi karo

hase yeeshee xildibaanada deegaanka laga soo doorto ayaa xusay in aan lagu arki karin Askari sheeganayo ciidanka xooga dalka oo hub la dhaxmarayo .

Gudomiyaha Gobolka banaadir ayaa shaac ka qaaday in aan jacfar lagu soo xulin jufo gacan saar laaluusha eex iyo nin jecleysi base uu yahay gudoomiye mudan laguna soo xushay kartidiisa iyo in uu dagmada gaarsiin karo heer isku filnaasho dhankastaba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.