Kulan balaran oo ay iskugu yimaden aqoon yahanada waxgaradka haweenka odayasha dhaqanka iyo siyaasin ay wada yesheen beelaha galmaax yoonis oo ka tirsan Abgaal Cusmaan ayaa ka qabsomay magalada Muqdisho .
Kulanka waxaa lagu diirirada lagu saray dhisida guddi ay leeyihiin beshaas ku waas oo kashaqeyn doona nabadeenta beesha dhaxdeeda iyo beelaaha kale abgaal iyo kuwa somalia .
Sheekh Cabdisalan Shariif Ka hor hadal jeedinta kulankan waxa uu beeshahu ku dar darmiyay alla cabsi iyo midnimo isagoona qalbiyada dadka dib uxasuusiyay diciifnimada bini adamka waxa uuna tusale usoo qatay ayadaha quranka kariim qolka eebe .
Intaas kadib waxaa toos uqabsomay
Ujeeda kulanka
Ustaad Maxamuud Axmad gacal
oo ah guomiyaha gudiga isku xirka beesha galmaax yonis ayaa waxa uu kahadlay inta ku mideysan golaha ku waa oo kakoban dhaman qeybaha kala duwan ee besha kuwa dalka jooga iyo dibadaba .
Yusuf nuur oo kamid xubanaha kahadlay ayaa shegay in cabashin badan ay soo gudbiyeen dhalinyarada aqoon yahanada ee beesha taasi oo salka kuheysa waxtabasha dhanka wax wada qeybsiga waxa uuna yiri waa sababta ugu weyn ee loo aas aasay golaha kadib markii ay taloyin badan ay weydiisteen odayasha dhaqanka ee besha galmaax .
Aqoonyahan yusuf ayaa dhanka kale shegay in xildhiban kumatalaya golaha shacabka mina markay ula tagen tala weydiinta in ladhiso gola kumudeysan galmaax yoonis ay aad usoo
dhaweysay waxayna tilmaatay buu yiri in aragtidan ay soo daahday .
Nabdoon Axmad Wehliye oo kamid ah dadka goobta kahadlay ayaa sheegay in galaha uu udagalamaya sidey usoo dhicin lahayeen xaqooda ayaga oo kafogaanaya wada walba oo qalad uhorseedi karto beesha
Waxana untaa raacsiiyay in besha ay umidowban hormarka beesha .
Nabdoon jiinow maxamed ibrahin ayaa si buuxda utageray gudiga howsha adag ee dhabarka uriteen waxa uuna xusay in odayasha dhaqanka ay marwalba garabtagan yihii
Nabadon cumar ibrahim cusubow waxa uu shegay golaha in marka hore muujiyan geesino si ay ugu dhiiradan marxaladkasta oo adag enay lagudban .
Taliil muxudiin shaatax
Xilshibaan hore Muuse Cali Cumar ayaa kula dardarmay beesha gar ahaan golaha iney tusaale wanagsan ay noqdaan dhalinyarada besha ee kumidowday golaha
Xildhiban.
Kualanka waxaa ka soo qeybgakay Gudooniyaha golaha isku xirka galmaax yoonis
Maxamuud Axmed gacal
Yusuf xaaji Maxamed
Nabadoon axmed weliye
Jiinow maxamed Ibrahim
Nabadoon cumar ibraahim cosobow
Maxamuud Xusein Mooge xildhibaan hirshabelle
Xikdhibaan muna Xasan Shibis oo ah mudanaha barlamanka kumatalaya tolweynaha beesha galmaax yoonis ayaa cod dheer oo dareen xanbarsan usoo dhaweysay golaha cusub ee utagan midnimada iyo udeegida beeasha galmaax