Home Afsomali Maxkamadda Ciidamada xukun ku riday rag lagu helay bambooyin

Maxkamadda Ciidamada xukun ku riday rag lagu helay bambooyin

Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun ku riday laba katirsan  Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada  Qalabka Sida ku soo eedeeyay in ay katirsanaayeen  Alshabaab, sidoo kale ay u qaabilsanaayeen maleeshiyada tuurista Bambooyinka iyo kireynta guryaha ay kireystaan maleeshiyada magaalada dhexdeeda.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa u aqriyay Xukunka Warbaahinta.

Halkan Hoose ayaad ka dhageysan Kartaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.