Somaliahalka ay joogto siyaasad ahaa waa intii u dhaxay 1945 iyo 1960kii 15 sano ka dib wixii ka dhacaayey Burburkii ururkii dhalainyada SYL ee leegada dhamaadkii dagaalkii 2aad ee dunida sameyntii la sameeyey qaramada midoobay faragalintii dalkeena lagu haayey iyo gaboodihii ba.naa ee afarta aha gudigii madaxa banana iyo leegadii gudaha marka aad fiirisid wixiidalka dibadiisa ka socday iyo dhaqdhaqaayadii gudaha muhiimada ay isu leeyihiin iska falgalkooda in manta oo kale dib loo milicsado labadooda la isla aqriyo kow in la sharaxo si looga gaaro
2 hanaanka fadaraalka Xaqa qofka jecel uu u leeyahay in qofka necebna uu leeyahay mid la mid ah in fadaraalku fadaro yahay tusaale cad waxaa u ah qaabka doorashooyinka dhawaan la filayo in ay dalka ka dhacaan sida beydhabo jubaland iyo Puntlad waxay ku dhisan tahay in loo sameeyey habka gacan taaga kismaayo side lagu doortay boosaaso waa ka wada warqabtaan
Waxaa la yaab leh in maamulka garawe ka dhisan uusan 4 dagmo dhaafsiisneyn waqooyiga gaalkacyo garawe oo casimad goboleydkii ah qardho iyo boosaaso ‘tuulooyinka qaarkood marka aad tagto waxaa gidaarada ku dhagan sawirkii Maxamed Siyaad bare waxaana darbiyada weli ku qoran Xisbiga hantiwadaaga kacaanka Soomaaliyeed fardaalka ay sheegayaan ee pumtlad meelo ka mid ah risaladuba ma gaarin iyane faradaalka ayey uga dhagan tahay
Arinta oo yabka leh ee gobolkaas lagu arkay ayaa ah in hoganka maamulkaas talada ka hayaa uu horsed u yahay sidii faragalin looga sameyn lahaa hogaanka dowladnimo ee dalka marka si gud looga hadlo sow ma moodid in faradaalku fidno yahay
Maamulo kheyrul caadi ah oo ku dhaqmay hab keeni kara kala tag fowdo kaasi oo dalka ku soo kordhay
Cidii doorashooyinka ku soo baxdaa waa in ay la timaadaa si loola wad shaqeeyo Sadaxdii dhardhaar ee dowladnimada maka muuqataa sida hanaan dowladeed mid dastuuri iyo mid isla xisaabtan intii dib loo noqon lahaa mar kale halka maamulada oo dhan ay dowlada dhexe ku dagaashan yihiin in xukunka la baahiyo adeegyada daruuriga ah la gaarsiiyo in tuulooyinka
Fadaraalku in uusan fiicneyn waxaad ku garaneysaa dalka marka aad fiirisid min raaskaabooni ila raas caseyr ilaa saylac waxa ka dhisan oo aad moodib in ay ugu roontahay garawe oo ay ka jiraan waxyaabo yaab leh mid kasta wuxuu marti uga yihiin misiirkooda gobolka waqooyi bari ee Somalia dad aan tiro ahaan gaareyn 70 qof in ay badali waayeen kuwaas oo markasta talada ku soo celceliyaan