Home Afsomali hay.adda sahan oo markii labaad shaqo joojin lagu sameeyey

hay.adda sahan oo markii labaad shaqo joojin lagu sameeyey

Hey’adda Sahan Research oo uu madax ka yahay Matt Bryden ayaa laga mamnuucay dalka inay wax shaqo ah ka qabato, sababo la xiriira Amniga Qaranka, Xasillinooda iyo Midnimada dalka, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Amniga.

Matt Bryden ayaa horay waxaa dalka uga mamnuucay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed sanadkii 2012, xilligaasoo uu isku duwe ka ahaa Kooxda Monitoring Group, waxaa xilligaas loo jaray Persona non grata

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.