Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo la kulmay New York si ay uga wadahadlaan xaaladda Soomaaliya ayaa ka fiirsanaya in lagu soo rogo cunaqabateyn ku aadan shakhsiyaadka madaxweynaha maamulka Puntland ee ku lugta leh xadgudubyada xuquuqda aadanaha iyo xayiraadda dadaalka nabadda ee UNSOM. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka & Amniga Qaranka, Lataliyaha Ammaanka Qaranka, Taliyaha Bilayska Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha I yo taliyaha Booliska ee Koonfur Galbeed ayaa ka mid ahaa shakhsiyaadka * .Juq, Jarmalka, Faransiiska iyo Koonfur Afrika waxay u muuqdaan kuwa ugu taageerayaasha badan ee la soo jeediyay * Goluhu wuxuu awood u leeyahay in uu ku soo rogo cunaqabateyn sida cunaqabateynta hubka, xayiraadda safarka ama xayiraada dhaqaale ee ka dhan ah dawladaha ama shakhsiyaadka ay u arkaan inay tahay hanjabaad nabadeed iyo nabadgelyo caalami ah *.
_ * Isha * _ _ _ _ Diblomaasiyadda QM, NYC_
Members of the UN Security Counc ikil who met yesterday in New York to discuss the situation in Somalia are considering imposing sanctions on individuals of President Farmajo’s administration who involved human rights violations and obstruction of United Nation peacebuilding effort in Somalia. *Minister of National Security, deputy director of National Intelligence & Security Agency, the National Security Advisor, the Police Commissioner of Benadir Region, and the Police Commissioner of South West were among discussed individuals*. UK, Germany, France and South Africa are appearing as the most vocal backers these proposed measures. *The Council has the power to impose sanctions such as arms embargo, travel bans or economic sanction against states or individuals that it sees as threats to international peace and security*.
_*Source*_: _Senior UN Diplomat, NYC_