Home Afsomali War cusub bedelaada maamulka gobolka banadir vilo goor dhow

War cusub bedelaada maamulka gobolka banadir vilo goor dhow

Wa Deg deg ah waxaa. sacadaha Soo socdo laleeyahay Warar ku dhaw dhaw. Villa Somali. Oo Ay shegayaan ama La leeyahay in la magacaabi rabo mamul cusub Ee Gobalka Banadir. Waxaana. Aad Loo hadal hayaa. Ganacsade Ali sheikh mahamud. Ex Madaxwene Xassan sheikh. Walaalkiis. Oo beryahaan Aad loo hadal hayey hadana beryahaan aad ugu dhaw.dhawa Madaxda Sare.ee Dalka. Asiga Oo larabo in ow xal u noqdo dhamaan siyasadaha cakiran. &siyaasiyiinta. Careysan. &Belaha ga doodsan. Isla markaasne Gobalka Banadir Oo hadda wax horu mar ah amaba dhamaan aysan wax shaqo ah ka socon. Lana aamin sanyahay in oow yahay furaha saxda ah Ee xalka. Oo Hadda la helay. intaas waxaa dheer Abniga& furfurida mishaakilaadka taagan Marka tarikhda Mudane Ali sheikh dib Loo raaco. Lana siiyo fursad &kal sooni. in oow ka guul keeni karo. Waxaa dagaal dheer ku jira. Madaxda(6) lix xisbi Siyaasadeed oo Yaqaan ali shekh kartidiisa. in aysan marnaba dhicin magacaabida Gobalka Banadir Ee Ali sheikh. &weliba ku biirida. Nabad &Nolol Laakiin waxaa laleeyaha Madaxda qaranka waxaa ka go,an in ay si deg deg ah u magacaaban ayada Oo aan ognahay siyadda in ay is gidgidiso Oo ay wax kasta macquul yahiin. Hadana caawa. Villa Somalia waxaa ka jira dhaq dhaqaaq aan la dhayalsan karin. Ama Warar hubaal &run ku dhaw Hataa xogta waxaay sheegeysaa in oow mudana. Galabta tobansaac ilaa sacadaan ow ku jiro. Madax villa Somali loona yeeray. Si loola tashto looguna sheego xilka cusub ayadda Oo aan ognahay. in Hadal haynta mudanaha aay muddo dheer socotay. Marka caawa waxay u dhawdahay in aay Runtahay. Waxii ku soo kordha Waxaan idin kula wadaageynaa Warar keena danbe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.