Home Afsomali VIDEO Hanjabaada wasiirka arimaha dibadda ee kenya

VIDEO Hanjabaada wasiirka arimaha dibadda ee kenya

https://youtu.be/s6JhWC8_JEM

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA KENYA Monica Juma, ayaa sheegtay in ficillada dowladda Soomaaliya ee dhulka la isku haysto ay yihiin kuwa aan wanaagsaneyn.

“Xitaa hal mitir oo dhul ay Kenya keedahay ugama tagi doonno dowlad kale” ayey tiri Monica Juma.

Monica oo warbaahinta caawa kula hadleysay Nairobi ayay sheegtay inay jiri karto cunaqabateyn Kenya ay saarto Soomaaliya, taasi oo ku xirnaan doonta jawaabta dowladda Soomaaliya ay ka bixiso “xuduudda lagu muransan yahay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.