DAAWO SAWIRADII DADKII SOOMAALIDA AHAA EE KU GEERIYOOTAY SHILKII DIYAARADII SHALEY KU BUR BURTAY EE LAGA LAHAA DALKA ITOOBIY
Waxaa Goor dhaw la ii Soo diray kadib markii ay ila Soo xiriireen dadkii ku geeriyooday ee soomaalida ahaa ehekooda waxey ii Soo direen Sawiradooda iyo wadamada ay asal ahaan ay ka Soo jeedeen iyo jinsiyada iminka ay heysteen.
Warar kale ayaa sheegaya in soomaalida heeysata jinsiyado kale duwan ay iyagana ka mid ahaayeen rakaabka diyaaradaasi oo u sii jeeday Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya.
Soomaalida geeriyootay Ayaa kordheysa Madama Dunida wadanka Ay dhalashada Ka Haystaan un lagu Xisaabiyay Qaarkood.
1.Amish Odowa iyo gabar yar oo ay dhashay Passport Canadian watay.
2.Siraaje Xuseen Cabdi oo passport maraykan ayuu watay Wuxuu Soo booqday waalidkii oo ku sugan Dalka Itoobiya.
3. Abdishakuur Maxamed Shahaad oo ahaa protocolka Madaxtooyada Soomaaliya Wuxuu u sii socday Dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Mugdisho.
4 Rasha Rashad faraax oo ah gabadh reer jabuuti ah Iyana Dalka Jabuuti bey ku wajahaneed.
5. Cabdulqaadir Maxamed Diinle
Reer Lodan.wuxuu u sii socday
Magaalada Boorame ee Soomaalilan.
6.Nasro diin Cabdulqaadir iyo Hooyadiisa Sahro Xasan Saciid
Waxay ka Soo duuleen Ingariiska
Iyagoo ku sii wajahanaa Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya kadibna
Dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Mugdisho.
7.Axmed Nuur Maxamed Wuxuu ka Soo jeedaa Magaalada Dira Dhabe ee Dalka itoobiya Wuxuu ku wajahanaa Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya.
Ilaahay naxariistii Janno ha ka waraabiyo dhamaatod.