Home Afsomali Kulan deg deg ah oo ay leeyihiin Taliyeyaasha Ciidanka AMISOM iyo Xubno...

Kulan deg deg ah oo ay leeyihiin Taliyeyaasha Ciidanka AMISOM iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka ayaa hadda ka socda Xalane oo ah Saldhigga ugu weyn ee Beesha Caalamka iyo AMISOM.

 

Kulan deg deg ah oo ay leeyihiin Taliyeyaasha Ciidanka AMISOM iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka ayaa hadda ka socda Xalane oo ah Saldhigga ugu weyn ee Beesha Caalamka iyo AMISOM.

[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]
Kulankaan ayaa waxaa ku sugan inta badan Taliyeyaasha Ciidanka AMISOM,waxaana looga hadlaaya kasoo bixitaanka Ciidanka dowladda ee degmooyin ka mid ah maamulka Hirshabeelle.

Sidda uu somalisan.com u xaqiijiyay qof ku sugan gudaha xarunta Xalane oo Magaciisa ka gaabsaday in warbaahinta loo adeegsado kulankaan ayaa ah mid deg deg ah ,

Maadaama meelihii Ciidamada ay kasoo baxeen ay ku hareen Ciidanka AMISOM.
Kulankaan ayaa lagu waddaa in Saacaddaha soo socda laga saaro War ku aadan tilaabadda Ciidanka AMISOM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.