Home Afsomali VIDEO Hawlagalada Muqdisho Ciidamadu Ka Bilaaben Wadooyinka Oo Lagu Waaberistay

VIDEO Hawlagalada Muqdisho Ciidamadu Ka Bilaaben Wadooyinka Oo Lagu Waaberistay

Xilli Dhwaan Hay Adaha Amniga Ay Shaaciyeen In Magaalada Xamar Ay Soo Galeen Gawaari Qarax Sida Islamarkaana Ay Wadaan Sida Ay Yiraahdeen Dadaalo Lagu Raadinayo Gaadiidkaasi   Ay Wadooyinka Magaalada Muqdisho  Waxaa Maanta  Lagu Arkay Ciidamo Aad Ufara Badan Kuwaa  Oo Baarayya Gawaarida Gaarka Loo Leeyahay

Ciidamadan Ayaa Xiray Wadooyin Dhawr Ah  Iyagoo Celinaya Baabuurta Qaar Iyo Mootooyinka Loo Garanayo Bajaajka

Goobaha Sida Gaarka Ah Ay U Fariisinka Uga Sameesteen Ciidanku Ayaa Ah Wadooyinka Halbowlaha U Ah Isku Socodka Dadka Iyo Gaadiidka Sida Isgoyska Banaadir,Km4,Wadada Shaqaalaha,Isgoyska Dabka Wadada Dheer Ee Aada Madaxtooyada Iyo Kuwa Kale

Saraakiisha Ciidamada Dowlada Ayaa Ka Gaabsaday In Ay Si Hor Dhac Ahaan Ay Uga Warbixiyaan Baaritaanka Iyo Waxyaabihii Lagu Soo Qabtay Inkastoo Wali Howlgalka Uu Soconayyo

Waxaana Maal Mihii Ugu Dambeeyay Aad Usoo Badanayye Dilalka Qorsheesan Iyo Qaraxyada Weerarda Lasocda

Dadka Taxliiliya Siyaasada Ayaa Qeexay In Amaanka Gobolka Aanan Lagu Adkeen Karin Gaari La Baaro Oo Qura Balse Loo Baahanyahay In Wada Shaqeen Ay Dhaxmarto Shacabka Iyo Ciidmada Dowlada Si Ay U Wadaagaan Ka Hortaga Wax Kasto Oo Amni Dari Keeni Kara

Inta Badan Ciidamada  Dowlada Ayaa Xidha Wadooyinka Magaalada Muqdisho Walaw Qaraxyaduna Ay Dhinac Socdaan Waxaana Su Aaasha Is Weydiinta Mudan Ay Tahay Xogta Hay Adaha Amaanku Ay Heleen Iyo Wali Gawaarida Qaraxyada Sida Oo La Qaban La Yahay Waxaana La Ogeyn Halka Uu Gaabiska Ka Jiro

Dowlada Uu Hogaanka U Hayo Maxamad Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Labadni Sano Wajaheysa Caqabado Badan Sida Amni Dari Qilaaf Xaga Baarlamaanka Iyo Mooshino Xidhibaanada Qaar Ay Sheegeen in Ay Ugudbinayaan Gudoonka Baarlamaanka,Maamul Goboleedyada Dhankooda Oo Muran Ka Taagan Sida Galmudug Buntlandh Oo Iyagu Ka Cudur Daartay Ka Qeyb Galka Shir Dowlada Ay U Qaban Lahayd Maamul Goboledyada Xubnaha Ka Ah Dowlada Federaalka  Iyo Arimo Kaloo Isbiirsaday islamar Ahaantaana u Muuqaneysa Ruux Gastoo Waaxgarad Ah

Isku Soo Wada Xooraami Xaalada Magaalada Muqdisho Ayaa Haatan Mareyso Allow Sahal Amuuraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.