Home Afsomali VIDEO Hormuud talacm foundation oo kaalmooyin kala duwan gaarsisay maxaabiista ku...

VIDEO Hormuud talacm foundation oo kaalmooyin kala duwan gaarsisay maxaabiista ku jirta xasiga dhexe iyo naafada ciidanka xooga dalka soomaaliyeed

Baahi Weyn Oo Ku Aadan Afurinta Inta lagu guda jiro bisha barakeesan ee ramadaan  Iyadoo Inta Badan Ay Uqabeen  Dadka  Aanan Dabaran Karin Nolol Maal Meedkooda  Iyo Kuwa Kale Ee  Xaaladaha Kala Duwani Ay Haysato ayaa hormuud telocom fondhion waxa ay Gar Gaar Kala Gidisan Gaarsiisay Meelaha Koowaad Ee Haatan La Oran Karo Waa Goobaha Ugu Daran Ee Mudan In Muhiimada Koowaad Lasiiyo  Sida Maxaabiista Ku Xeran xabsiga dhexe  ee Xamar Iyo Naafada xooga dalka ee kujirta isbitaalka martini

Ugu Horeen Hay Ada Hormuud Telcom Fondion Ayaa Gaartay Xabsiga Dhexe Ee Xamar Waxaana Cadada Ama Tirada Haba Ruux kasta sida Uu Ugaranayo Ee  Deeqaha Maxaabiista Ugeesaya Hay Ada Warfidiyeen Mid Mid Ugu Sheegay Cabdulaahi Nuur Cismaan Gudoomiyaha Hormuud Telcom Fondion

Halka Gar Gaarkani Ay Ku Dhiibtay  Hormuud Telcom Fondion Ee Xabsiga Dhexe Waxaa Kusugnaa Agaasimaha Dhinaca Arimaha Bulshada Xafiiska Ra Iizul Wazaaraha Marwo Maryan Aadan Amiin Ku Xigeenada Taliyaha Ciidanka Asluubta General Cabdi Kariin Cali Afrax Iyo General Cilmi Waa Suge Taliyaha Xabsiga Dhexe Maxamad Sh Iyo Mas Uuliyiin Ka Sococotay Qeebaha Kala Gidisan Ee Hormuud Telcom

General  Cabdi Kariin Cali Afrax Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Ayaa Uga Mahad Celiyay Hormuud Telcom fondion Is Xil Qaamida Iyo Caawimaada Ay Ufidisay Maxaabiista Ku Xeran Xabsiga Dhexe Ee Xamar

Intaa Kadib Waxaa Ay Mas Uuliyiinta Hormuud Fondion Ay Usoo Weecdeen Dhankaa Iyo Isbitaal Martiini Oo Ay Daganyihiin Naafadii Kuwaxyeeloowday Dagaalkii Sokeeye  Ee 77

Waxaana Ay Gudoon Siisay Hormuud Naafada Xooga Dalka lacag Dhan Ilaa waxa ay deeq ka kooban Bur, Sonkor, Bariis, Saliid, Cabitaan, iyo Timir ay gaarsiisay maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar  Deeqda la gaarsiiyey maxaabiista waxaa ka mid ahaa Sidoo kale xoolo nool oo gaaraya Shan (5) neef oo geel ah, iyo  dharkii ciida ee maxaabiista.  Oo Doolarka Mareekanka ah Iyadoo Sidoo Kale Usameysay Balanqaadyo Kale Oo Ku Qotamay In Gar Gaar Kale Ay Goor Dhaw Hormuud Fondion Ay Keeni Doonto Halka Ay Ku Jiraan Ciidamada Naafada Xooga Dalka Mar Kale Waa Kan Cabdulaahi Nuur Cismaan Gudoomiyaha Hay Ada Hormuud Fondion Oo Kahadlaya Arintaasi

Hormuud Telcom Fondion Ayaa Ah Hay U Taagan Caawimaada Dadka Tabaaleesan Si Gaar Ah Bisha Barakeesan Ee Ramadaan Ayaa Waxa Ay Afurisaa Kumanaan Kun Oo Aanan Heli Karin Waxay Noloshooda Ku Maareeyaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.