Home Afsomali Isbedel lagu sameeyey rakaabkii raacay Diyaaradii uu socotay Nairobi oo lagu baaray...

Isbedel lagu sameeyey rakaabkii raacay Diyaaradii uu socotay Nairobi oo lagu baaray Magaalada Wajeer

Diyaaradaha Muqdisho ka duula oo tooska u uga degi jiray Nairobi ayaa waxaa dawladda Kenya ku amartay in lagu baaro Magaalada Wajeer, taasoo keentay in dadka lagu dhibaateeyo halkaas.

Sanadkii 2017 ayey Kenya heshiis ay la gashay dawladda madaxweyne Farmaajo ku joojisay in diyaaraduhu maraan Wajeer, laakiin waxay hadda u muuqataa in Kenya ay ka baxday heshiiskii ay hore ula gashay Dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.