Kadib Warbxin Qoto Dheer islamarkaana Kusaleysneed Waxqabadka Iyo Qorha Howleedka Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan Markii Ay Ka Dhageesteen Golaha Aqalka Sare Xaliima Yareey Oo Ah Gudoomiyaha Gudigaasi Oona Sheegtay In Soomaaliya Ay Ka Qabsoomeyso 2020 Doorashooyin Qof Iyo Codkii Ah Ayaa Waxaa Xidhibaanadu Warbixintaasi Ay Ka Keeneen Su Aalo Dhinacyo Badan Taabaneysa
Xidhibaanada Golaha Aqalka Sare Qaarkood Ayaa Xaliimo Yareey Weydiiyay in Ay Macluumaad Kabixiso Qaabka Doorashada Ay Udheceyso Iyo Sida Ay Ku Suura Gali Doonto In Meelaha Qaar Lagaarsiiyo Sanduuqa Cod Bixinta Sida Soomaalilandh Waxayna Ku Jawaabtay in goobaha doorashada 2020 laga codeenayo ay kujirto soomaalilandh
Kulankani Oo Uu Shir Gudoominaye Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Ayaaa Waxa Uu Ahaa Kalfadhigii 5aad Kulankiisa 5aad iyadoo ajandahana Uu Ahaa Dhageysiga Warbixinta Doorashayooyinka