
Waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole ee magaalada Adis Ababa lagu qabtay nin Nigerian ah oo calooshiisa ku soo qariyay darooga kabadan 1kg.
Ninkii ayaa la geeyay Isbitaalka MenelikII ee magaalada Addis Ababa halkaas oo dhakhaatiirtu ku sameeyeen qalliin qaatay 3 saacadood iyo siyaado.
Dhaawicii bukaanka ayaa lagula tacaalayaa isbitaalka MenelikII ee magaalada Addis Ababa.
Dhanka youtube ka linkiga hoose
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0