Home Afsomali Wadamo sheegay in bishii soonfur la arkin iyo wixii qabsaday nin dadka...

Wadamo sheegay in bishii soonfur la arkin iyo wixii qabsaday nin dadka afurin jiray

 

6 dal oo ay ku jiraan UAE iyo Sacuudiga oo si rasmi ah ugu dhawaaqay maalinta 1aad ee Ciida soon-fur taas oo noqon doonto maalinta Arbacada

Taas micnaheeda waa beri oo talaado ah in ay tahay soon
Nin xanuun halis ah Ku dhacay ayaa markii dhaqtar kasta lageeyey ehelkiisii Ku yiri iska daaya xanuunkeyga waa garanayaa ee karfanteyda ii. Diyaariya ayaa markii last weydiiyey yiri 8 sano ayaan ku dhaaranayay bishii ayaan arkay anoon arkin sidaana aan dad badan ku afurinayey waxaan markii Danbe loo aasay ilaa 45 cad oo uu u Kala go.go.ay marka ha la iska ilaaliyo afurinta beenta ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.