Home Afsomali Gaari uu leeyahay senator Muuse Suudi Yalaxow oo rasaaseeyay dad shacab ah

Gaari uu leeyahay senator Muuse Suudi Yalaxow oo rasaaseeyay dad shacab ah

Gaari uu leeyahay senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa rasaaseeyay Ciidamo police ah oo ku sugnaa bar koontarool oo ku taala isgooyska Marinaayo oo kala bara Degmooyinka Kaaraan iyo Cabdicasiis.

Israsaaseynta ayaa timid kadib markii Ciidamada Police-ka ay isku dayeen in ay hubiyaan Mas’uulka wata gaariga hubeysan, iyadoona ilaalada Senator-ka ay rasaas bilaabeen.

Wararka soo baxaya ayaa sheegayaa in dad shacab ah ay ku dhaawacmeen rasaastaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.