
Daraasad eey kusameeyeen caanaha dameerka Khubaro iyo xeeyl dheerayaal udhashay wadamo eey kamid yihiin
Giriiga
Biljimka
Talyaaniga
Faranca
Turkiya
Iyo wadamo kale oo yaaala dunida daafeheeda
Caanaha dameerka ayaaa waxaa loo adeegsadaa kasameeynta
Waxyaabaha leeysku qurxiyo
Saabuunta
Iyo indha kuusha
Liitarka caanaha dameerka ayaaa waxauu wadamada aaan kor kusoo xusnay kamarayaaa 19$doollar
Dalka talyaaniga dameerha siweeyn ayaa loo lisaaa
Ama waaaa lakobciyaaa si hilibkiisa looo isticmaalo
Wargeeyska tili garaaf ayaaa waxa uu sheegay baari taaan eey sameeyeen culimo iyo xubaro katirsan jaamacada naabuli eedalka talyaaaniga ayaa lagu ogaaday in caanaha dameerku in eey muhiim yihiin eeysana jirin caano kallle oo lamida caanaha dameerka
Sidoo kalle waxaa daraasadaan lagu sheegay in caanaha dameerka ineey yareeyaan kalastaroolka
Iyo jirada kudhacda quluubta aadamaha waa sida lagu yiri warbixintee
Baarayaasha ayaa sodookalle sheegay in caanaha dameerka aad eey ugu dhowyihiin caanaha naagaha waxaana suurata gala ayeeey yiraahdeeb in caruuntu eey adeegsadaan caanaha dameerka weeyaane
Shirweeyne looga hadlayay caanahaaan oo eey kasoo qeeyb galeen khubaro iyo xeeyl dheerayaan udhashay wadamada reer yurub
kaasoo lagu qabtay dalka tarkiga ayaaa looga hadlay faaiddada caanaha dameerka wexeeyna aad uxoojiyee in siweeyn loo isticmaalo caanaha dameerka meeshii laga isticmaali lahaay caana looda ayeey yiraahdeen baara yaasha
Caanaha dameerada ayAaa waxa eey kaheleen aqoonsi weeyn wadamada caalamka waxaana kamida wadamadaaa
Giriiga
Biljimka
Talyaaniga
Faranca
Turkiya
Iyo wadamo kalle
Doowlada talyaaniga ayaa ah doowlada ugu adeegsiga badan caanaha dameerka waxeeyna kasameeysaa waxyaabo farabadan sida
Saabuunta
Buskudka
Waxabaaha leeysku qurxiyo
Iyo indha kuusha
Faranca khudeeda waxaa la lleyahay waxeey kasameeysaa waxyaabaha macmacaaan iyo aalado kala duwan
IntaĆ ayaaa kusoo koobay warbixin looga hadlayay caanaha dameerada oo laga adeegsado wadamo farabadan oo kuyaala caaalamka##