Home Afsomali Shaydaan ayaa lawaydiiyay su’aalahan nacalad haku dhacdee..

Shaydaan ayaa lawaydiiyay su’aalahan nacalad haku dhacdee..

1) Yaa kula fariista?

Wuxuu yiri qofka ribada cuna.

2 ) Yaa kula sxb ah?

Wuxuu yiri qofka sinaysta.

3 ) Yaa kula seexda?

Wuxu yiri qofka maan dooriyaha caba.

4 ) Yaa weeye martidaadu ?

Wuxuu yiri waa tuuga.

5)  Yaa weeye rasuulkaagu ?

Wuxuu yiri waa sixiroolaha.

6 ) Yaa weeye kay indhahaagu ku qaboowsadaan ?

wuxuu yiri kan ku dhaar fura xaaskiisa

(Xila furaha)

7) Yaa weeye xabiibkaaga aad jeceshahay ?

wuxu yiri waa taariku salaadka jimcaha.

8) Maxaa dhabarka kaa jabiya ?

wuxuu yiri dananka fardaha markay jihaadka ku jiraan

9) maxa jirkaaga tubaxiya ?

wuxu yiri ruuxa towbad keena

10)  Maxa beerkaaga bisleeya?

Wuxu yiri astaqfaarta badan ee habeenkii iyo maalintii

11)  Maxaa wajigaaga daboola (madoobeeya) ?

Wuxu yiri sadaqada sirta ah.

12) Maxa indhahaaga daboola?

wuxuu yiri salaada fajariga (salaad subaxa)

Walaal hakala bakhaylin inaad faafiso waayo qof ubaahan xogtan ayaad u fududeyneysaa insha Allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.