Home Afsomali kalfadhigii 1aad ee baarlamaanka cusub oo muqdisho ku bilaabay wado xirid u...

kalfadhigii 1aad ee baarlamaanka cusub oo muqdisho ku bilaabay wado xirid u muuqata cunaqabatay shacab

Kalfadhiga koowaad ee barlamaanka tobonaad ee dhaarinta xildhibaanada Dugsiga booliska ee Ganaraal Kaahiye.

Dadka Reer Muqdisho oo markii ugu horeysay wajahaya caqabadaha ay leeyihiin xildhibaanada cusub ee la dhaarinayo

Inta badan wadooyinka ayaa u xiran dhaarinta mudanayasha baarlamaanka 10 aad ee sida alow sahalka ah doorashada ugu soo baxay

Kitaab ismarinta ayaa ka socota  Dugsiga booliska ee Ganaraal Kaahiye.xili aanan magaalada ka jirin wax isu socod gaadiidka shacabka ah

Waxaana sababa loga dhigay dhaarinta Xildhibaanada Cusub ee Labada Aqal.

Wadooyinka ayaa la dhigay Ciidanka Amniga oo Celinaya Gaadiidka,waxaana dadku ay yihiin kuwo Hal haleel ku maraya WadooyinkaMuqdisho ayaa u muuqata mid bandow oo kale ah wadooyinkana ay yihiin kuwa aan cidi mari Karin marka laga reebo gaadiidka ciidamada

Shacabka ayaa hadal heynta ugu badani tahay side xaalku noqonayaa xiliyada dhaarinta iyo doorashooyinka madaxda dalka ee soo socota

Waxaa dadka qaarkii ay isaga lugeynayaan xaafado kala fog si ay u gaaraan goobhiin ay ka soo dhacsan jireen alyoomkooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.