Heesta ( Xurmo Daran ) iyo Diyaarintii Abwaan Cali Daameey ( ilkacase,Dooq Kaman,Suufi Cali Ooyaaye )
https://youtu.be/itYJzDsWV9E
Asc,Waraxmatullaahi Wa Barakaatuhu,Bismillaahibaa,U Weyn inta Lagu Baraaree Belo Laga Xijaabtee Bisinkiyo Quraankiyo Burdihiyo,Ancaamkiyo Barakada Rasuulkaam Bushimaha Ku Furayaa,Marka Xiga Salaan Bilan,Oo Biyaha Badweyntiyo Berriga,iyo Ciidaba Marar Badan Ka Sii Badan,Ayaan Baalaleyda Duushiyo Bakeylaha,Ordaayiyo,idiinku Soo Dhiibney Balanbaal,(Balanbaalis),Waa Tahay intaasi Waa Furfurashadii,Hadaba Maxaad Naga Sugeyseen Todobaadkan,Ama Jimcadan,,,?,,,Ruux idinka Mid Ah Oo,Aanan Magaciisa/Magaceeda Sheegeyn Ayaa,I Dhahay, ,Waxaan idinka Sugeynaa Heestii Qiimaha Badneyd,Ee,XURMO DARAN,Aniguna Waan Ka,Aqbaley,Hadaba Sidaan Horey idiinka Ballan Qaadney Heestii Xurmo Daran Waa Naga Diyaar,Markaan,Stereo Daamey Dooq Kaban Ka Soo Helnay Ayaan Miraheedii,idiin Soo Qori Doonaa,inshaa,Allaah,Si,Aad U Fahamtaan Hees Kata Miraheeda,iyo Fannaanka Ku Heesaya Codkiisa,Hadaba Heestan Oo Qiso La Yaable Xanbaarsa Waxa,Ay Ku Dhacdey,Abwaan,Cabdi,iidaan Faarax,Abwaanka Waxa,U Yimid Maalin Maalmaha Ka Mida Gabadh Aad U Qurux Badan,Oo,Aad Mooddo Daa,Uus Soo Lebistey,Abwaanku Waxa,Uu Markaas Ka Shaqeynayey Oo,Uu Weriye Ka,Ahaa,Ama Madax,Radio Hargeysa,Waxa,U Timid Gabadh Dugsiga Sare Ku Jirta,Waxa,Ayna Ka Codsatey,Cabdi,Indian Faarax,iyo Radio Hargeysaba,in Weriyenimo Loo Qaato,Wey Ka,Aqbaleen Waana La Shaqaaleysiiyey,Laakiin Maxaa Ku Xigey,,?Allaahu,Aclam,ilaaheybaa,Og,Laakiin Wey isku Dheceen Ama,is Dagaaleen Gabadhii,iyo,Abwaankii,Wey Dacwysay,Waana Xiray,Ma Haraneyno Denboga,Uu Galey Ee Lagu Xiray,Abwaan Cadi,Indian Faarax,Ok,Wuxuu Xabsiga Ku Xiin Galoolmaba Wuxuu Xusuus Axsaan Sameyn Ah Ku Xujoobaba,Wuu Soo Dhammeystey Xabsigii,Markaas Ayuu Tiriyey Oo,Ay Si Daacad Ah Oo Run Ah Qalbigiisa,Uga Soo Maaxatey,Heestan La Yaabkale,Ee Xurmo Daran,Gabadha,Gabadha Weriyaha,Ah Oo Heestan Loo Tiriyey Weli Wey Nooshahay,Caasimadda Somalia,Ee Muqdisho,Ayeyna Joogtey Markii Noogu War Danbeysey,Magaceeda Waan Naqaan Laakiin Ma Doonayo,Anigu inaan idiin Soo Qoro,Haddeysan,iyadu,ii Fasixin,Laakiin Qish Baan idin Siinayaa Saddexdeeda Magac Xarfaha,Ay Ka Koobanyine Bal Qof Walboow isku Day inaad Garato Gabadhaas Weriyahaa,Oo Abwaan Cabdi,iidaan Faarax Godobta Ka Gashey Kuna Qasabtey,inuu Sidaan Cawdo,Una Calaacalo,,,Waxaad Naga Sugtaanba Waa xss Heestii,,,XURMO DARAN,,,Barnaamikan Fanka,iyo Suugaanta Waxa,idiin Soo Diyaariya,idiinna Soo Qora,Abwaan Cali Axmed Daamey,Oo Ku Magac Dheer,(like Case),,,Ama,,, (Dooq Kaban),,,Ama,,,(Suufi Cali,Ooyaaye),,,
),Waa Tahay Hadaba Heestan Waxa Miraha Tiriyey Abwaan Cabdi iidaan Faarax,,, Kaxanka Cabashada,iyo Callaacalku Ka Miuqdana Waxa Saarey Oo Ku Qaabeeyey,Al,Ustaad Legend Kabaniiste,Xasan Sabiye,Afrax,,,Markeey Qaadista Codka,iyo Dhegeysiga Noqotana Waxaad Uga Barateen,A,U,Naxariistee,double Legend,Al Fannaan Raaxeeye,Maxamed Axmed Kuluc,Hadaba Hadda Ma,Aha Heestii Maqalkeeda,Ama Dhegeysigeedee Waa Heesta Miraheeda,Oo Aan Qoraal Ahaan idinku Soo Gaarsiin Doonno Haddii,ilaahey idmo,Wana Tane Naga Wada Guddooma,Aqristiyaal,,,,Waxa,Ayna Ku Bilaabaneysaa
Beejka 1aad
,Waxba Yaan Xanaaqine
Markaan Soo Xusuustee
Xaawaleyda Naagood
Ragga,WADA Xummeysee
Xiisahaa Kalgacalkee
,Xusul Duubka,Orodkii,
intaan Kugu Xabeebsadey
,,,XURMO Daran inaad Tahay
Xogba,igama Heyside,
XURMA DARAN inaad Tahay
Xogba,igama Heyside,
,,,beejka 2aad…
,intaan Aniga Ley Xamman
Xilbaa,its Wareegee
Xummaantiyoo Dhibaatada,
Xooggeygaan Ku Doontee
Nabsiga Xaabo Lagu Gibey
Haddaan Xeynka Kuu Sudhay
Adaa Godob Xambaartee
Xiddigaha Cirkana Qabo
Kolley Kugu Xidhiidhshee,
Xiddigaha Cirkana Qabo
Kolley Kugu Xidhiidhshee,
Beejka 3aad…
Xagar iyo Cadaad iyo,
Xadantaad i Marisee
,intaan Xaaja Kuu Faley
,Haddii Xanan Ka Laga Guro
Fuley Xantii Ma Moogee
,Haddii Xanan Ka Laga Guro
Xantii Fuley Ma Moogee
,Xarka Wacad Ku Raacee,
Adaa Godob Xambaartee,
Qofkii Libinta Xaasida
Xaasha,e Ma Fiicnee
,Qofkii Libinta,Xaasida
Xaasha,e,Ma Fiicnee
,Xaasha,e Ma Fiicnee,
Xaasha,e Ma,Ficneeeeeeeeee,,,,Dhammaad,,
Waa Tahay Waxa Halkaas Noogu Soo Gebageboobay Miraha Heestii XURMO DARAN,Hadaba,inta,Aan Barnaamijkan Mid La Mida Dib Ugu Wada Kulmi Doono,Asaxaabeey Meel Kastoo,Aad Magala Socotaan Waxaan,Aniga,iyo Weriyaheenuba,idiinka Tegeynaa,Nabad iyo Nolol,iyo Barwaaqo,inshaa,Allaah,Wa Billaahi Towfiiq,,,