Home Afsomali Full VIDEO Faahfaahinta ehelada sidii uu Xabsiga ugu geeriyooday Maxbuus Xanuunsanaa

Full VIDEO Faahfaahinta ehelada sidii uu Xabsiga ugu geeriyooday Maxbuus Xanuunsanaa

https://youtu.be/h7ASnGwfr-g

Ehelada maxbuus Xabsiga ku dhintay oo dowlada ugu baaqay in baaritaan lagu sameeyey

Vidiyo iyo sawiro la soo dhigay baraha bulshad ayaa aad looga xumaaday falka la sheegay in lagu sameeyey Maxbuuska dhintay oo ahaa Xasan Kurtun Calasow   askari bolice oo faldanbiyeed maxkamadu ku heshay
Shirjaraid oo ay Muqdisho ku qabteen ayey eedeyn iyo dayacaad u soo jeediyeen Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar  Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar xirsiile oo talisku cidanka Asluubtu shaaciyeen in shaqo jooji ku sameeyeen  arintaan darted ka dib Maxbuus Xasan Kurtun Calasow  oo ku xakunaa 8 sano uu ku xanuunsaday xabsiga oo ay sheegeen in gargaarkii laga sugayey ugu badaleen in ay ka gaabiyeen
Ehelada marxuumka ayaa codsaday in si sharci ah lagu qanciyo
Ashayeenka Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in shaqada laga joojiyey taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, kadib eedeyn loo jeediyey.
Taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa lagu eedeyey in uu isbitaal kala  baxay  bukaan Xasan Kurtun Calasow , kaasi oo kadib geeriyooday.
Faahfaahinta Maxbuus Xabsiga ku geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.