Home Afsomali Full VIDEO Ugaas ayaa si geesinoimo leh u beeniyey warar baraha bulshada...

Full VIDEO Ugaas ayaa si geesinoimo leh u beeniyey warar baraha bulshada lagu baahiyey

https://youtu.be/te1ow2nanDg

Ugaas ayaa si geesinoimo leh u beeniyey warar baraha bulshada lagu baahiyey oo ahaa in amaankiisu uu qalqal galay dowladuna ay dajisay hoteel amaankiisa lagu sugayo wuxuuna ugu baaqay sahqsiyaadkii ka danbeeyey beenta    xumaanta isku dirka ka toobad keenaan

ugaaska ayaa si caro leh uga jawaabay wararka uu beeniyey isaga oo xusay in madaxdii dalka soo martay midkoodna uusan hoteel seexin biilna meel u saarin taa bedelkeedana uu sheegay in uu ahaa mucaaradkooda isla markaana uu dhalkiili jirey sida ay howsha u wadaan ilaa iyo hadana mowqiifkiisii waxba iska badalin

Uagaas Maxamed Weli sheikh Axmed nuur oo ka mid ah nabadoonada Somalaiyeed ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka haatan uu marayo

Isaga oo soo hadal qaaday boobka badda ee ay isku dayeyso

Ugaaska Maxamed weli ayaa Bulshada somaliyeed dhyamaan  ku booriyey in ay ilaaliyaan Midnimada iyo wadajirka lagana gudbo wax kasta oo dhaliil dagaal keeni kara

Wuxuuna ifafaalo nabadeed ka bixiyey Mustaqalka iyo in la heli doono Somaliweyn mideysan

Ugaas Maxamed Weli ayaa shacabka NFD ugu baqay in ay taageeraan madaxdooda iyo Xildhibaanadooda  wuxuuna tacsi u direy ehelada walaalihii somaliyeed ee ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay Baladxaawo mandheere dhuusamareeb iyo guri Ceel

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.