https://youtu.be/uX0jqi48_hg
Raiisal wasaare Kheyre oo ganacsato iyo Shirkado ku amaanay waxqabadoo shahaadooyina Gudoonsiiyey
munaasibad shirkado iyo gacasato lagu gudoonsiiyey abaal amrino kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho .
waxaana ka soo qeybgalay raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre xildhibanada labada gole wasiiro saraakiil iyo sareeyayaal ciidan ganacsato iyo masuuliyiin kale
raiisal wasaaraha oo Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey madasha ayaa ka hadlay deyn cafinta dalka in dalka la maalgashado iyo arimo kale oo muhiim ah
wuxuuna sidoo kale ka hadlay oo aad u amaanay isku xirnaashiyaha ganacsatada oo uu qaarkood shahaadooyin gudoonsiiyo isla markaana hambalyo ka sokow wuxuu xusay in dowladu gacan siineyso la shaqeyneyso ganacsatada