Home Afsomali Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaada una Magacaabay Xilkaas Cali Jeyte Cismaan

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaada una Magacaabay Xilkaas Cali Jeyte Cismaan

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Maxamed Caraale waxaana xilkaas loo magacaabay Mudane Cali Jeyte Cusmaan.

Guddoomiyaha cusub ayuu Alle uga rajeeyay in uu xilka la garab galo.

Halkan ka akhriso wareegtada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.