Home Afsomali Full VIDEO Maxaabiista lama soo Booqan karo Taliska ciidanka asluubta

Full VIDEO Maxaabiista lama soo Booqan karo Taliska ciidanka asluubta

https://youtu.be/Bt1h8KjQkoY

Taliska ciidanka asluubta oo xoojiyay illaalinta nadaafadda Maxaabiista

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlay warbahinta ayaa sheegay in  taliska Ciidanka Asluubta taxadar weyn  u galay hubinta iyo badqabka caafimadka maxAabista ku xiran xabsiyada dalka gar ahaan xabsiga dhexe ee xamar .

Sidoo kale waxaa uu taliya sheegay in qalab caafimad la geeyay xabsiga dhaxe si loo ilaaliyo cafimaadkooda maxaabiista ,kuwaasi  oo ka kooban saabuunta gacmaha lagu meerto, dawooyimka ilaaliya jermiska iyo qalabka lagu xirto afkan si looga taxadiro faafida CoronaVirus oo kiiskii sedexaad laga helay dalka

 

Generaal Mahad ayaa sheegay in xabsiga dhexe uu ka mid yahay meelaha ugu nugul caafimaadka loona baahanyahay in fijignaan dheere ah laga muujiyo

Taliska ciidanka asluubta ayaa  dhawaan soo saaray amarro ku aadan inaan lasoo booqan karin maxaabiista ku xeran xabsiga dhexe ka dib markii ay wasaaradda caafimaadka ay ka digtay isdhaxgalka dadweynaha.

 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.