Home Afsomali Full VIDEO Imaam Maxamed yuusuf oo iclaamiyey waqtiga uu furmayo wejiga 2aad...

Full VIDEO Imaam Maxamed yuusuf oo iclaamiyey waqtiga uu furmayo wejiga 2aad ee Shirka Beelaha Mudulood

Imaamka Beelaha Mudulood Imaam Maxamed yuusuf Cali  oo shir jarad warbaahinta kula Hadley magalada Mogadishu ayaa iclaamiyey waqtida uu furmayo wejiga labaad ee shirka beelahaas oo ka dhici doono magaalada tan Muqdisho

Warsaxaafadeed uu soo saaray ayaa qodobadiisa waxaa ka mid ahaa

1 waxaa uu qorshuhu ahaa in la qabto kulan weynaha dibada iyo gudaha la isugu imaan lahaa bisha barakeysan ee ramadaan ka hor laakiin waxaa soo hormaray xaalad guud oo saameysay caalamka oo idil joojisayna isu socodka iyo isu imaatinka

2 Bisha ramadaan oo na soo gashay sidaa darted markaan wada tashi kala sameynay duubabka dhaqanka iyo gudiga qaban qaabada shir weynaha wada tashiga ee Mudulood waxaan isla qaadanay in uu furmo qeybtiisii 2aad 13-06-2020 kuna began 23 shawaa 1441bisha soon ka dib

Imaaka ayaa ku baaqay in lajoojiyo dhamaan dagaal beeleydyada ka socdo sool sanaag koofur galbeyd jubaland galmudug iyo  meelo kale oo uu sheegay in uu yahay mid si micno daro la isigu dilayo

warsaxaafadeedka hoos ka aqriso 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.