Home Afsomali Full VIDEO dhaqaatiirta iyo Xaaladaha cusub ee caronaha dalka

Full VIDEO dhaqaatiirta iyo Xaaladaha cusub ee caronaha dalka

https://youtu.be/Of42uBaKSds

Wasiirka Caafimaadka iyoDaryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa mar kale ugu baaqday dadkaSoomaaliyeed inay qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah dadaallada laguxakameynayo cudurka sida dhaqsaha u faafa ee COVID-19.
Marwo Fowziya Abiikar Nuur oosheegtay in dowlladu ay wado dadaallo aan hakad laheyn oo lagu doonayo in laguyareeyo faafitaanka iyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo cudurka, ayaa caddeysayin wadajirka shacabka iyo dowladdu uu muhiim u yahay howsha socota.
Dowladda Soomaaliya oo daryeelka bulshada u yahay muhiimadda Koowaad ayaa dadaal xooggan ugu jirtaxakameynta cudurkaan COVID-19 ee dhibaatada badan ku haya caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.