Home Afsomali Full VIDEO Ra’iisulWasaare Khayre Bishaan aan uga faa’iideysanno Allah inaan u dhawaanno

Full VIDEO Ra’iisulWasaare Khayre Bishaan aan uga faa’iideysanno Allah inaan u dhawaanno

https://youtu.be/PiISQlP0Dj8

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa Allah ka baryay in cudurka halista ah ee COVID-19 ii ummadda ka dul qaado.

“Bishaan aan uga faa’iideysanno Allah inaan u dhawaanno, aan uga faa’iideysanno inaan cudurkaan ka wada hor tagno”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku baaqay in dadka Soomaaliyeed is cafiyaan, lana gargaaro dadka danta yar ee caawimaadda  u baahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.