Home Afsomali Somaliland kama maaranoo Qaadku waa fasax hala keeno Goboladeena oo dhan

Somaliland kama maaranoo Qaadku waa fasax hala keeno Goboladeena oo dhan

Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay fasaxday Qaadka ka dib maalmo uu xayirnaa.

Qaadka ayaa la fasaxay, iyadoo berri uu iman doono guud ahaan deegaannada Somaliland.

War kasoo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ayaa Lagu sheegay in qaadka ka yimaada dalka Itoobiya la fasaxay.

Go,aanka Somaliland ayaa yimid xilli Covid 19 kiisaska Somaliland ay sii kordhaayeen maalmihii lasoo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.