Home Afsomali Madaxweyne Waare oo wareegto ku soo saaray Xilka qaadis iyo Magacaabid wasiiro

Madaxweyne Waare oo wareegto ku soo saaray Xilka qaadis iyo Magacaabid wasiiro

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xilalkii Ka qaaday Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga mudane Geelle isaaq Iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hirshabelle mudane Luqmaan Haji Baarqab.

Waare ayaa sidoo kale Magacaabay badalka labadda ruux ee xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka amniga  ayaa loo Magaacabay Mudane Xasan Maxamed Cilmi, waxaana sidoo kale wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyada loo magacaabay Mudane Yuusuf Sh. Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.