
siyaasadeysan waxaana si gooni gooni ah loo diidanaa in ay soo baxaan labada ugu horeysa ee cododka helay sida jawaari iyo cabdirshiid xidig.
Daarood iyo hawiye Mideysan ayaa doortay Xildhibaan jawaari in uu Noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka halka uu doorashada madaxweynaha ka harey Shariif Xasan Sheikh Adan balse haduu soo bixi lahaa Cabdirashiid Xidig ay doorashad ka hari lahaayeen in dhamaan musharaxiinta beelaha daaroodka ee haatan ay ka fuqday cabsidii ay qabeen
Beelaha daaroodka ayaa hadii uu ku guuleysan lahgaa cabdirashiid xidig ka hari lahaa in ay u tartamaan doorashada xilka madaxweynenimo ee dalka oo ay murashaxiin badan isku soo sharaxeen
Halka jawaari lagu riixayey in uu tartaka ka haro musharax shariif Xaasan Sheeikh adan
Dadka qaarkii waxay qabeen in hadii ay ku soo hari lahaayeen xidig iyo jawaari jawaari loo tanaasuli lahaa si murashaxiinta isku beesha yihiin ayna tartanka madaxtinimada uga harin balse taas intii aan la gaarin waxaa la hortagay xildhibaanadii maalmihii iyo habeenadii la soo dhaafay u socday shirar isdaba joog ah.
kolkii uu Jawaari guuleystay wuxuu jeebka kala soo baxay Qudbadiisa uu u muuqatay mid horey ugu diyarsaneyd wuxuuna ka murugeysnaa jabka u la helay Shariif Xasan Sheikh adan ee uu kaga haray hungurigii ka haayey doorashada.
Xidig ayaa sheegay in uu qirsan yahay in laga guuleystay uuna la shaqeyn doono Gudoomiye JAWAARI MAR KALE
Shariif Xasan hada waa ka harey Musharaxnimadii waxaana sugeynaa in boorarkii xayeesiinta wadooyinka laga fujiyo mar hadii uusan dasturku o ogoleyn in heyb ahaan ay ku helaan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweynaha
Doorashii tan ka horeysay waxaa fiinaalkii isku soo harey Cali khaliif galeyr iyo jawaari waxaana si siyaasadeysan xarigii dowliga ahaa loogu daayey jawaari oo ilaa iyo hada haayey.
haddii aysan sidaa dhici laheyn daarood waa is dili lahaayeen
Doorashada dadban ayaa aheyd mid siyaasadeysan waxaana si gooni gooni ah loo diidanaa in ay soo baxaan labada ugu horeysa ee cododka helay sida jawaari iyo cabdirshiid xidig.
Daarood iyo hawiye Mideysan ayaa doortay Xildhibaan jawaari in uu Noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka halka uu doorashada madaxweynaha ka harey Shariif Xasan Sheikh Adan balse haduu soo bixi lahaa Cabdirashiid Xidig ay doorashad ka hari lahaayeen in dhamaan musharaxiinta beelaha daaroodka ee haatan ay ka fuqday cabsidii ay qabeen
Beelaha daaroodka ayaa hadii uu ku guuleysan lahgaa cabdirashiid xidig ka hari lahaa in ay u tartamaan doorashada xilka madaxweynenimo ee dalka oo ay murashaxiin badan isku soo sharaxeen
Halka jawaari lagu riixayey in uu tartaka ka haro musharax shariif Xaasan Sheeikh adan
Dadka qaarkii waxay qabeen in hadii ay ku soo hari lahaayeen xidig iyo jawaari jawaari loo tanaasuli lahaa si murashaxiinta isku beesha yihiin ayna tartanka madaxtinimada uga harin balse taas intii aan la gaarin waxaa la hortagay xildhibaanadii maalmihii iyo habeenadii la soo dhaafay u socday shirar isdaba joog ah.
kolkii uu Jawaari guuleystay wuxuu jeebka kala soo baxay Qudbadiisa uu u muuqatay mid horey ugu diyarsaneyd wuxuuna ka murugeysnaa jabka u la helay Shariif Xasan Sheikh adan ee uu kaga haray hungurigii ka haayey doorashada.
Xidig ayaa sheegay in uu qirsan yahay in laga guuleystay uuna la shaqeyn doono Gudoomiye JAWAARI MAR KALE
Shariif Xasan hada waa ka harey Musharaxnimadii waxaana sugeynaa in boorarkii xayeesiinta wadooyinka laga fujiyo mar hadii uusan dasturku o ogoleyn in heyb ahaan ay ku helaan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweynaha
Doorashii tan ka horeysay waxaa fiinaalkii isku soo harey Cali khaliif galeyr iyo jawaari waxaana si siyaasadeysan xarigii dowliga ahaa loogu daayey jawaari oo ilaa iyo hada haayey.
haddii aysan sidaa dhici laheyn daarood waa is dili lahaayeen
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0