Gudoomiyihii Gobolka Nugaal cumar Abdullahi faraweyne ( Cumar fara weyne ) ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta
Waxaan tacsi udirayaa Taliyihii hore ciidanka darawiishta puntland Gen: crisaaq sheekh cisman (calibadiye) Janatul fardowsa allaha ka waraabiyo
Ehelladii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan Aamin aamin cumar Abdullahi faraweyne Gudoomiyihii hore ee gobolka nugaal ayaa ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii hore ee Ciidanka Daraawiishta Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa Cali Baadiye,kaas oo ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya halkaasi oo daryeel caafimaad ahaan Dowlada Puntland Satae ugu qaaday