Home Afsomali Madaxweynaha Dowlada   Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo watxino ka dhageystay Caaqilada...

Madaxweynaha Dowlada   Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo watxino ka dhageystay Caaqilada beelo walaalo ah oo xurgufi dhaxmartay

Madaxweynaha Dowlda   Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa  Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka Labada Beelood ee dhowaan Shaqaaqooyinka ku dhex maray Xadka Itoobiya iyo Soomaaliya Ee Feer Feer habar gidir  Ceyr habareji iyo xawaadle Cali madaxweyne ,

Waare ayaa kala hadlayay odayaashaasi nabad ku wada noolaashiyaha iyo in laga wada shaqeeyo xasilooni ka hana qaada deeganadaasi.

Sidoo kale wuxuu Madaxweynaha uu u muujiyay sida muhiimka ay u tahay In laga faa’iideysto iskaashiga Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Maalin ka hor ayaa Mas’uuliyiin ka kala socday Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Gobolka Shabeelle ee Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya waxaa ay xal ka gaareen Colaad Beeleedka ka jiray degmada Feer Feer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.