Home Afsomali Taliyaha Ciidanka Somaliland oo bilado gudoonsiiyey Ciidanka yuube

Taliyaha Ciidanka Somaliland oo bilado gudoonsiiyey Ciidanka yuube

Taliyaha Guud ee Ciidanka qaranka Somaliland Sareeye gaas nuux ismaaciil taani iyo saraakiil kale ayaa gaaray deegaanka yuubee ee bariga Gobolka sanaag

halkaasi oo ciidamada qaranku saldhig milatari ku leeyihiin wuxuuna taliyuhu salaan ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka qaranka isaga oona bilado iyo abaal marino kala duwan halkaasi ugu qeybiyey Ciidamda kuwaasi oo madaxweyne muuse Biixi Cabdi ku aamuusay ciidamda qaranka somaliland

Afhayeenka Ciidankan  Somaliland G sare cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan oo qeyb ka ahaa wafdiga taliyaha guud ee ciidanka qaranka Somaliland ayaa faahfaahiyey ujeedkan  Wafdigooda

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.