Home Afsomali Hay’ada EISA ayaa dadka naafada u qabtay tabbar doorashoyinka

Hay’ada EISA ayaa dadka naafada u qabtay tabbar doorashoyinka


Tbabarkan ayaa waxaa lagu barnayey doorashooyinka waxaa ka soo qeeyb galay dad konton qof gaarayo oo naafada qeeybaheeda kaladuwan. Dadkaan ayaa barta waxaay tahay doorosho, xaquuqqda muwaadinka, codbixinta iyo musharaxnimo.
Tababarkaan ayaa waxaa kale oo ay ku qaateeyn dadka naafada cashir ku saabsan xeerka caalamiga xaquuqda dadka naafada ee qaramada midobay kaas oo ay somaliya ansixisay sandka 2019. Tababarkan aaya ka dhacay hotel xayat magalada muqdishu
Hayada EISA ayaa dadka naafada bartay qeeybaha kala duwan ee doorsho, ka qeebgalka dadka naafada iyo mareeynta codka iyo codbixinta oo ah xirfad muhim. Tababarkan ayaa dadka naafada u iftimiye halka ay ka geli karan dorashoyinka 2020-2021 oo fooda nagu soo heyso
Dowlada somaliyed ayaa ku dhawaqday in doorasho qof iyo cod ah dalka uu adi doono kadib marka waqti xileedka xukumada madaxweyn farmajo uu dhamaado
Dadka naafada ayaa mujiyen sida ay ugu faraxsanayhiin tababarka maantay ay qateyn iyada oo xiisa gaar ah u yeeshay markii ugu horeyse ay arkaan dad naafo oo cashika ka garab bixinaya dad aan naafo aheyn. Tani waa arinka ka duwan tabarada faha badan oo dalka lagu qabto kuwaas oo anay door muuqdo ku laheyn dadka naafada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.