Murtida Maanta
Shacabka Somalia
Anaagoo og in dowladda Qatar lagaga wacay inaad xilka ka-dagto.
Anagoo og inaad soo aqbashay hindisaha dowladda Qatar lacago farabadan ku qaadatay.
Anago og in Barlamaanka xilka kaa qaday ay saaxibada kugu dhaw yihiin
Anagoo og in arimaha socdo ee doorashada aad wax ka ogtahay
Anagoo og in xil kaqaadistii deg deg ahayd, aad deg deg ku aqbashay
Ayaan anagoo shacabkeena Soomaaliya utureyno ayaan aqbalaynaa wixii been-abuurka aad noo sheegtay si deg deg ah
Soomaaliya hanoolaato.