Abdinur Mohamed Abdikadir oohoray 5 Milyan Forex uga dhacay Dad Soomaaliyeed waxa uu si tuugaalaysi ah ugala baxay IBS Bank qayb ka mida Lacagihii Dadka u dhiibteen.
Waxaana la filayaa in uu bank uu kaco ama uu gaaro qasaare aan soo kabasho laheyn
Eeg Lifaaqa Hoose.