Home Afsomali Aabe Wiilkiisa Dilay, oo gacanta lagu Soo dhigay.

Aabe Wiilkiisa Dilay, oo gacanta lagu Soo dhigay.

Ciidanka Boliiska Dowlad Goboleedka #Hirshabelle, ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku Soo dhigaan Maanta oo taariikhdu tahay 30/8/2020 Eedeysane Aabe Maxamed Dhayoow Adan oo Xalay Abaare 09:30 PM fiidnimo webiga Shabelle ku riday Wiilkiisa oo lagu magacaabi jiray Marxuum Xasan Maxamed Dhayoow Degmada #Jowhar ee Gobolka Shabelaha Dhexe,

Eedeysanaha ayaa hada ku jira gacanta Ciidanka Boliiska Hirshabele ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, wuxuuna wajihi doonaa wixii uu sharciga ka helo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.