Home Afsomali Dil qorsheysan oo gordhaweyd ka dhacay Baladweyne

Dil qorsheysan oo gordhaweyd ka dhacay Baladweyne

Inaa li laahi wa inaa ilaahi raajicuun.

Caawa fiidkii abaare 06:00, ayeey argagixisadu ku dileen Magaalada Baladweyne Nabadoon caan ka ahaa Magaalada oo lagu magacaabi jiray #Nabadoon #Cabdulaahi #Axmed #Qanyare (Bilig Bilig).

Ciidanka Boliiska Hirshabelle ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa ku baxay goobta uu dilku ka dhacay, Ciidanka ayaa dilay mid ka mid ah argagixisadii weerka Soo qaaday. Halka, howlgalkaas ay ku dhaawacmeen xubno ka tirsan Boliiska.

Waxaa socda howlgal lagu raad joogo qeybtii goobta ka baxsatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.