Home Afsomali Fuul VIDEO Xafiiska sakawaatka Iyo waqafyada oo Muqdisho laga furey

Fuul VIDEO Xafiiska sakawaatka Iyo waqafyada oo Muqdisho laga furey

kulan lagu daahfurayey diiwaan galinta Xafiiska sanduutuuqa sakawaatka iyo waqfida islaamiga ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho “waxaana ka soo qeybgalay wasiiro xildhibaano siyaasiyiin culumaaudiin nabadoono ganacsato haween iyo waxgarad kale

dhamaan masuuliyiintii madasha ka hadashay ayaa si isku mid ah ugu muujiyey soo dhaweyn hanbalyo iyo taageerid dhankasta leh waxayna tilmaameen in ay tahay tiir ka mid ah diinta islaamka

dhanka kale xuseen in loo baahan yahay iskaashi ay sameeyaan culumada ganacsatada iyo xukuumada si loo quudiyo fuqurada aqniyaduna uu uga dhaco waajibka  diini ah “shacabkana lagu dardar galiyo bixinta sakada ku waajibta

 

Shirka waxaa daahfuray Wasiir ku xigrenka wasaarda owqaafta iyo arimaha diinta al ustaad cismaan Adan dhuubow oo ku dhawaaqay furitaanka xafiiska dardrgalinta akawaadka iyo waqafka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.