gudiga Qabanqaabada caleemo saarka iimaamka Abgaal oo dhawaan ka soo laabtay safar ay ku kala bixiyeen qeyb ka mid ah deegaanada imaamka laga soo doorto ayaa warbixin looga dhageystay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay soo agaasimeen qoyska reer imaam oo leh dhaxal tooyada hogaanka iimaamka abgaal
ugaasyo hogaanka dhaqanka dhalinyaro haween iyo waxgarad kale ayaa hadalo ka soo jeediyey waxayna xuseen in iimaam daahir iimaam maxamuud Iimaam Cumar uu buuxiyey dhamaan sharuudihii looga baahnaa dhawaana la caleeemo saari doono
imaamka ayaa dhankiisa oo dhaweeyey isaga oo u mahadceliyey cid kasta oo ka qeybqaadatay agaasinka howshaas